Dhageyso MD Faroole “Beesha Caalamka Waxaan U Sheegnay In Dadka Dhulkooda La Boobayo Ee Ku Dhaqan Muqdisho Iyo Deegaanada Koonfurta Ka Xigo Aysan Rabin 4.5”

Madaxweynihii hore ee Puntland mudane C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo warbaahinta u waramay  ayaa arimo badan oo ay ku jiraan nidaamka 4.5 iyo weerarkii Alshabaab ku soo qaadeen xeebaha Puntland.

C/raxmaan Faroole oo si fiican u yaqaano habdhaqanka Xasan Culusow ayaa tilmaamay dhibaatada maleeshiyaadkiisa ka wadaan Muqdisho iyo deegaanada koonfurta ka xigo ee gobolka Sh.hoose.

Hoos ka dhageyso wareysiga oo dhameystiran:

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE