Mid Ka Mid Ah Rakaabka Diyaaraddii Egypt Air Ee Maanta La Afduubtay Oo Sawiro La Galay Ninkii Afduubtay Diyaaradda (Sawiro)

Wiil dhalinyaro ah oo da’diisa tahay 26 sano jir isla markaasina ka tirsanaa rakaabkii saarnaa diyaaraddii Egypt Air ee maanta la afduubtay ayaa sawiro cajiib la galay ninkii diyaaradda afduubtay xili isaga iyo rag kale lagu dhex haystay diyaaradda dhexdeeda.

Wiilkan ayaa u dhashay dalka Britain, waxaa lagu magacaabaa Ben Innes, wuxuu sawiro la galay Ibrahim Samha oo ahaa ninkii la sheegay inuu diyaaradda afduubtay kaasoo xiligan ku xiran Cyprus.

saw sawir sa

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran