Rakaabkii Saarnaa Diyaaraddii Egypt Air Oo La Badbaadiyey (Video)

Waxaa afduubtay diyaaradda Egypt Air nin ka tirsanaa rakaabtii diyaaradda, duulimaadka wuxuu ka ambabaxay magaalada Alexandria isla markaasina u socday magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran