Daawo Odayaal Ka Gadoodsan Kooxda Ibraahim Cali Xaaji Oo Ka Horyimid Shirkii Afgooye

Odayaal maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho oo horey uga mid ahaa Kooxda heshiisyada uu galo u saxiixi jirtay Ibraahim Cali Xaaji ayaa ka biya diiday shirka ku qabsoomay Afgooye ee loogu daneenayey Mootyaanta duullaanka ku qabsatay shabeelada hoose.

Odayaashan ayaa sida hadaladooda ka muuqda sheegay in uu jirin Nabadoon iyaga aan aheyn oo shir ka qeyb gali kara islamarkaana saxiixa heshiis, maadaama horey ay u saxiixeen heshiiskii lagu shirqoolayayey Ciidamada deegaanka ee dagaalka adag kula jira Mooryaanta ayaa maanta waxay sheegay in heshiiskii shalay Afgooye lagu gaaray uu yahay mid xaaraan ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE