Nin U Dhashay Dalka Sacuudiga Oo Ka Yaabiyey Shacabka Magaalada London (Sawiro)

Nin u dhashay dalka Sacuudiga ayaa ka yaabsaday shacabka magaalada London kadib markii uu isa soo daba dhigay gawaari Qaali ah oo lagu xardhay midabka Dahabiga ah.

Gaari nooca Mercedes G36 oo qiimahiisa yahay £370,000(Sadex Boqol iyo Todobaatan Kun oo Gini Istarliin ah) iyo Gaari kale oo noociisa yahay Bentley isla markaasina qiimahiisa lagu sheegay £220,000(Labo Boqol iyo Labaatan Kun oo Gini Istarliin ah) ayuu ninkan halmar isku soo dabadhigay xaafadda Kingston ee magaalada London taasoo la yaab ku noqotay dadka Ingiriiska oo la yaabay dhaqaalaha ku baxay gawaaridaan.

1 2 3 4

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran