Shirkii Qarsoodiga Ahaa Ee Afgooye Ka Socday Oo Laga Soo Saaray Qodobo Mooryaanta Loogu Daneynaayo (Video)

Shirkii qaabka Qarsoodiga uga furmay Afgooye ee ujeedooyinka badan laga lahaa ayaa lagu dhawaaqay in la soo gebogabeeyey, waxaana kulanka oo uu goobjoog ka ahaa dagaal-ooge C/laahi Khaliif Rooble laga soo saaray qodobo u janjeero dhanka mooryaanta Hawiye ee dhibaatada ka wado deegaanada beesha Biimaal iyo guud ahaan gobolka Sh.hoose.

Hoos ka daawo

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE