Daawo Toogasho Lagu Dilay Libaax Soo Fakaday Nawaaxiga Nairobi (Video)

Waxaa dhacday in Libaax soo fakado oo uu dhaawacyo gaarsiiyey xoolo iyo dad ku dhaqan degmada Kadiajo ee ku taalo nawaaxiga magaalada Nairobi.

Ciidamada KWS (Kenya Wildlife Service) ee qaabilsan xanaanada duurjoogta ayaa 9 baalooto ku dhuftay Libaaxan ka hor inta aysan nafta ka bixin, wuxuu isku dayey inuu naftiisa la baxsado balse dad xanaaqsan oo xoolo uu ka cunay libaaxan ayaa ciidamada KWS ku qasbay inay toogtaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran