Danjire Michael Keating Oo Maanta Booqday Suuqa Malaayga Ee Xamarweyne (Sawiro)

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Somalia danjire Michael Keating ayaa maanta booqasho ku tagay Suuqa Kaluunka ee magaalada Muqdisho.

“Farxad weyn ayey ii tahay inaan maanta imaado halkan oo aan arko sida ganacsiga yar yar uu ugu kobcaayo magaalada Muqdisho” ayuu yiri Danjire Michael Keating.

1 2 3

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE