Dhageyso Maamulka Gobolka Mudug Ee Puntland Oo Ka Warbixiyey Qaraxii Maanta Ka Dhacay Gaalkacyo

Maamulka magaalada Gaalkacyo ee dhina Puntland ayaa ka warbixiyey qaraxii maanta lala beegsaday agagaarka Hotel Uunlaay kaasoo lagu dilay Xisaabiyaha wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Mudug.

Maamulka ayaa sheegay inaysan kala garaneynin meydadka yaalo goobta qaraxa maadaama ay go’go’een jirkooda. Wuxuu xaqiijiyey in dhimashada ay gaareyso ilaa 7 ruux.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE