Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Somaliland Soo Gaarsiiyey Caws Loogu Talo Galay Xoolaha Ay Saameysay Abaaraha Somaliland (Video)

Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) ayaa maanta Macaawino Caws ah soo gaarsiiyey deegaanada abaaraha saameeyeen ee Somaliland.

Deeqdaan ayaa lagu kala wareegay magaalada Togwajaale ee isku xirto DDSI iyo Somaliland.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE