Farshaxaniiste Amin Arts Oo Kartoon Ku Muujiyey Damaca Waalan Ee Odeyaasha Hawiye Ka Haayo Milkiyadda Muqdisho (Sawir)

Dagaal-oogeyaasha Axmed Diiriye iyo Maxamed Xasan Xaad oo labo maalin ka hor odeyaal isugu keenay Hotel ku yaallo Muqdisho ayaa waxay ku sheegteen in magaalada Muqdisho tahay magaalo Hawiye iyagoo dadka Soomaalida kalena sheegay inay Marti ku yihiin Muqdisho.

Farshaxaniiste Amiin Caamir oo isaga ah reer Muqdisho asal ah ayaa Kartoonkan ku muujiyey damaca waalaan ee odeyaashan Hawiye ee ka yimid Cadaado iyo Ceelbuur ku sheeganayaan milkiyadda Muqdisho.

Amin

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE