Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Dhalinyarada Soomaaliya Ee Kismaayo Iyadoo Ay Ka Maqnaayeen Dhalinyarada Maamulka KG (Video)

Waxaa maalmo ka hor magaalada Kismaayo ka furmay shir la sheegay inay leeyihiin dhalinyarada Soomaaliya kaasoo shaley laga soo saaray gabagabadiisa warmurtiyeed lagu naqdiyey shir kale oo isagana lagu qabtay dhowr bil ka hor magaalada Muqdisho.

Dhanka kale, waxaa shirkan aan ka muuqanin wax dhalinyaro ah oo ka soo jeedo gobolada K/Galbeed iyadoo loo sababeynaayo arintaas dibjirnimada maamulka uu horkacaayo Shariif Xasan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE