Heesta Maanta Codkii Ayaan Halgan “Mar Un Baan Milkiyaha Majaraha U Qabanaa, Malabkii Xoriyadiyo Miraheeda Aan Guran”

Fanaanada Codka dahabiga leh ee ku caan baxday heesaha Guubabada ee wadniga ah Ayaan Halgan ayaa mar kale fagaaraha la timid hees soo jiidatay dareenka dadka kasoo horjeeda Gafanaha luggooyada ku caan baxay. Miraha heestan ayaa waxa ka muuqdo erayo ku tusinaya in weli aan laga niyad jabin mira dhalka haganka mudada dheer qaatay.

“Majuusiga tigreegiyo, maangaabkauraacee xaaraantu malafsado waxaad tahay mur iyo gacan, anna waxaan manaanadii xaqeygii maqnaa iyo maan deeq hashaydii inaan midigta saaree, Mar uun baan Milkiyaha majaraha u qabanaa, malabkii xoriyadiiyo miraheedu aan guran”

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran