Jaaliyadda Ingiriiska Oo Tacsi U Diraya Reer Sheekh Cumar Iyo Reer Xaaji Yuusuf

Waxaa habeen hore 06/04/2016 ku geeriyootay magaalada London alle ha naxariistee Marxuumad Faadumo Sheekh Cumar Xaaji Yuusuf.

Annagoo kala Col. Ibraahim Yaxye, Maxamed Cumar Shaati, Cali Afarre iyo Yaxye Maxamuud Barre waxaan Tacsi u direynaa dhammaan Reer Sh Cumar iyo Reer Xaaji Yuusuf oo kal jooga Dunida daafaheeda.

Marxuumadda Ilaahay Jannadii ha ka waraabiyo Ammiin.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE