Daawo Suldaan Bashiir Geelle Oo Ka Haday Colaada Gobolka Shabeelada Hoose Iyo Arimaha Abaaraha

Suldaan Bshiir Geelle oo ka mid ah Salaadiinta qurba joogta ee inta badan ka gilgisha dhacdooyinka xanuunka Badan ee Mooryaantaanta Hawiye ay ka geystaan Gobolka Shabeelada hoose ayaa markale si qiireysan uga hadlay dhibaatooyinkii ugu dambeeyey. wuxuu eed kulul usoo jeediyey Ms’uuliyiinta xilkooda gabay oo ku mashquulsan xil raadinta.

Sidoo kale Sukdaanka ayaa shirkiisa jaraa’ida kaga hadlay arimaha Abaaraha ee ka taagan Meelo badan oo ka mid ah Koonfurta iyo Waqooyiga dalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE