Akhriso Nuqul Ka Mid Ah Qoraal Ku Saabsan Xasuuqii 6-da Caruur Iyo Ayeeyadood Loogu Geystay Shalambood Oo Loo Diray Hay’adaha Xuquuqul Insaanka Iyo Beesha Caalamka

Waxaa qoraal ku saabsan 6-dii caruur iyo Ayeeyadood ee todobaadkii hore mooryaanta Habargidir iyo kuwa xasan Culusow ku xasuuqeen duleedka Shalambood loo gudbiyey¬†dhinacyada¬†hay’adaha u doodo Xuquuqda Aadanaha, Qaramada Midoobey, AMISOM, UNSOM, IGAD, Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya daneeyo sida Mareykanka iyo Midowga Yurub.

Qoraalka waxaa gudbiyey saraakiil Qaramada Midoobey u qaabilsan ka hortagga Xadgudubyada loo geysto shacabka iyo dhowridda Xuquuqul Insaanka oo ka howlgalo gobolka Shabeelaha Hoose.

Shabakadda Markacadey.com ayaa heshay nuqul ka mid ah qoraalkaas oo sida hoos ka muuqato u qornaa:

Short report about the brutal action against the 6 children plus their grandmother-page-001 Short report about the brutal action against the 6 children plus their grandmother-page-002 Short report about the brutal action against the 6 children plus their grandmother-page-003 Short report about the brutal action against the 6 children plus their grandmother-page-004 Short report about the brutal action against the 6 children plus their grandmother-page-005

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran