Dhageyso Shariif Sakiin Oo Qiil U Raadinaayo Maleeshiyaadka Dowladda Federalka Ee Mooryaanta Habargidir Ka Caawineyso Dhulboobka Gobolka Sh.hoose

Madaxweynaha maamulka K/Galbeed Shariif Xasan oo shaley ku soo laabtay magaalada Baydhabo ayaa ku hadaaqay hadal weligiisa uu la gamban jiray oo ahaa in isaga iyo mooryaanta Habargiddir ay isku qorshe ka yihiin dulmiga lagu haayo gobolka Sh.hoose.

Shariifka ayaa ku tilmaamey kacdoonka dulmiga lagu diidan yahay ee ay wadaan shacabka gobolka Shabeelaha hoose uu yahay mid ay ka dambeyso xarakada Alshabaaab.

Hadalkan ka soo yeeray Shariif Xasan ayaa ah mid Qiil loogu raadinaayo maleeshiyaadka Hawiye ee ku labisan dareyska Milateriga kuwaaso mooryaanta Habargidir ka caawinaayo duulaanka dhulboobka ah ee ay ka wadaan deegaanada beesha Biimaal iyo guud ahaan gobolka Sh.hoose.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran