Madaxweynaha Jubbaland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya (Sawiro)

Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Wiilwaal ee magaalada Jigjiga lagu soo dhaweeyey madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Wafdi uu horkacaayey.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya(DDSI) Cabdi Maxamuud Cumar ayaa wafdiga Jubbaland uga hortagay garoonka diyaaradaha Jigdiga halkaasoo looga sii galbiyey madaxtooyada DDSI.

Ahmed Madobe Ahmed Madobe1 Ahmed Madobe2

 

Source: Dhanaan Media

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE