Dhageyso Shacabka Mooryaanta Nuur Jiidaaw Ay Ka Qaxiyeen Duleedka Shalambood

Gud ahaan dadkii deganaa deegaanada ku xeeraan deegaanka Shalambood ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa waxa si qasab ah u ku barakiciyey Mooryaan ka amar qaadata Kaaba Mooryaan Nuur jiidaaw.

Dadkan oo gaaray Deegaanka Ceeljaale ayaa dib u dejin logu sameeyey, waxaana ay ka shekeeyeen dhibaatooyinka kasoo raray guryahooda, qaarkood ayaa wata caruur badan oo beri hore ay ugu dambeysay aabayaashood oo ka cararay Mooryaanta.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran