Aqriso Jaaliyada Boqortooyada Sacuudi Arbiya Beesha Biimaal Oo Qodobo Kasoo Saaray Shir Ay Ku Yeesheen Magaalada Jiddah (Sawiro)

Shir weynne ka dhacay Magaalada Jiddah ee boqortooyada Sacuudi arabiya ayaa waxa isugu yimid Jaaliyada Beel weynta Biinmaal ee halkaasi ku dhaqan, waxaana shirka kasoo qeyb galay Odayaasha dhaqanka, Culimada, Aqoonyahaanada, Haweenka, Madaxda Jaaliyada Beesha iyo guud ahaan qeybaha ay ka koobantahay Jaaliyada.

Hooos ka aqriso qodobada shirka kasoo baxay.

Shirwynihii ayaa katalinta iyo horumarinta Gobolka Sh.hoose oo ka dhacay Boqortooyada Saudi Arabiya 29.4.2016 waxaa kasoo baxay qodobada hoo ku qoran….

1-Inla dhowro Midnimada Beesha Biimaal Dibada iyo Gudaha

2-In la adkeeyo Xiriirka Jaaliyadaha bBeesha Biimaal Dibada iyo Gudaha si xal loogu helo hogaanka siyaasada beesha biimaal ee 2016ka

3-In la garab istaago Ciidamada Deganka si ay u hantaan amniga deegaanadooda

4-Ugu danbeen waxaan canbaareyneynaa shirkii hishiis kusheega ee qasabka ahaa ee uu hogaaminaayay nin sheegta al shabaab kana tirsan kuwa taageera mooryanta hwaiye lana yirahdo aAbuu cabdala

13045481_993909953997689_615904354_n(1) 13045481_993909953997689_615904354_n 13081735_993909880664363_1773720429_n 13081880_993909860664365_768183938_n 13081940_993910047331013_1691740290_n 13081966_993909823997702_1802900117_n 13090244_993910200664331_405842006_n 13101162_993910163997668_1579937566_n(1) 13101162_993910163997668_1579937566_n 13101206_993910067331011_880304008_n 13115526_993910230664328_1604745556_n 13115845_993910090664342_1701311425_n

13089995_993910430664308_1559163210_n

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran