Dhageyso Aabaha Dhalay Wiil Ay Toogteen Mooryaanta Nuur Jiidaaw Oo Ka Warbixiyey…

Deegaanka Shalambood ee Gobolka Shabeelada hoose Shalay waxa lagu Toogtay Mid ka mid ah dhalanyarada Deegaankaasi ku dhaqan ka dib markii rasaas lagu furey goob ay ku ciyaarayeen Kubada cagta (Banooni).

Wiilka ay toogteen Mooryaanta Nuur Jiidaaw ayaa la sheegay in xiliga la tooganayey uu ka mid ahaa ciyaalka ku sugnayed Garoonka, waxaana goobta ku geeriyooday isaga halka dhaawac uu soo gaaray mid ka mid kale oo goobta ku sugnaa.

Aabaha dhalay wiilka la toogtay ayaa la hadlay Markacadey waxaana faafaahin uu ka bixiyey sababta keentay in wiilkiisa iyo ciyaal kale raas leysaga furo isagoo sheegay in dhibka ay qabaan Mooryaanta ay kala dul dhacaan dadka shacabka ah ee aan hubeysneyn.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran