Dhageyso Suldaan Axmidey Maxamed Cali Bolol Oo Soo Saaray Warqad Uu Ku Cadeenayo In Uu Lasoo Noqday Wakiilnimadii…

Suldaan Axmidey Maxamed Cali (Bolol) Suldaanka Beesha Biimaal ayaa maanta soo saaray warqad uu ku cadeynayo in si rasmi ah uu ula soo laabtay Wakiilnimadii hore ee in muda ah uu ku shaqeyn jirey Ibraahim Cali Xaaji.

Warqada oo laga aqriyey Idaacada Danan ayaa lagu cadeeyey Maanta oo Taariikhdu ay k beegantahay 30/4/2016,  wixii ka dambeeya Suldaan Axmidey uu u taaganyahay inuu xilkiisa guto islamarkaan uu ka shaeeyo cadaalada iyo aaya katalinta Beesha uu u haayo saldhanada oo loo duubey sandii 2001-dii.

Warka lasii baahiyey ayaa lagu sheegay in saldanada u ka dhaxlay Aabihii Maxamed Cali Bolol oo ka mid ahaa saxiixayaashii waagii Carta, waxaana loogu baaqay cida ay warqada quseyso in ay raacaan tilmaamaha warqada ku cad. Sidoo kale warqada ayaa waxa la socday lifaaq ay horey u qorteen kooxda Wakiilnimada sheegen jirtay.

Dhgaeyso Faarax Ibraahim Yacquub (Faarax Dayax) oo soo gudbinaya warqada kasoo baxday Suldaan Axmidey

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran