Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Gaas Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Caalamiga Ah Ee Magaalada Boosaaso (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si heersare ah loogu soo dhaweeyey garoonka caalamiga diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso.

Dr. Gaas oo maalmihii ugu dambeeyay safar ugu maqnaa dalalka Sacuudiga iyo Itoobiya ayaa waxaa garoonka magaalada Boosaaso maanta ku soo dhaweeyey madaxda maamulka gobolka Bari, Waxgarad, Ganacsato, Haween iyo Bulshada rayidka Puntland.

Boosaaso1 Boosaaso2 Boosaaso3 Boosaaso4 Boosaaso5 Boosaaso6 Boosaaso7 Boosaaso8 Boosaaso9 Boosaaso12 Boosaaso13 Boosaaso14 10 11 0

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran