Waayeel Danta Ku Kaliftay Inuu Kooxda Shabaab Kula Dagaalamo Baadiyaha Hiiraan (Video)

Mid ka mid ah waayeelada ku dhaqan Gobolka ayaa sheegay in iminka uu qori u qaatay sidii uu ula dagaalami lahaa xarakada Shabaab. Ninkan oo ku jira da’aada 65-sano ayaa sheegay in ay dani ku qasbtay in qoriga uu qaato ka dib markii Wiilkiisa oo Macallin Dugsi qur’aan ah lagu gowracay howdka Hiiraan islamarkaana ay dhaceen wixii xoola ahaa ee uu lahaa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran