Daawo Heesta Maanta “Waraabow” Codkii Gooxa Ku Larnaa Boqorka Raabka Ilkacas Qeys

Heesta aan maanta usoo xulnay aqristiyaasha kumanaanka gaaraya ee ku xiran Shabakada Markacadey.com ayaa ah heesta uu ku luqeeyo Fanaanka boqorka Raamka ee Ilka Qeys, “waraabow waqtigaaga wuu dhamaaday, boorsooyinkaag xir xiro waqtigaagii wuu dhamaaday”.

“Wadniga u banee waqtigaaga wuu dhamaaday, aniga ha igu daalin shacabkeyga waan u dhiman waddanni baan ahay, wallee waan u dhiman, nafteyda baan u huri wallee waan u dhiman, wadanka anaa leh waraabow maalin wacan waraakaga wuu cadyahay waraabow maalin wacan calooshiisa u shqeyste”.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran