Daawo Gabar Hees Raab Ah Isaga Bareejaysay Fanaanka Boqorka Raabka Ilkacase Qays

Gabar dhalinyara ah oo labaxday Ilkacasta Qarsoon ayaa si aan caadi ahayn u qaaday mid kamida Heesaha Raabka ah ee uu qaado Fanaanka Ilkacase Qays uu caanka ku yahay, Gabadhan ayaa malaha u muuqata mid  isu diyaarinaysa in hablaha ay ku dhiira gelineyso qaadida heesaha raabka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE