Wafdi Ka Socda Gobolka Shabeelada Hoose Oo Soo Indha Indheeyey Burburka Boondada Deegaanka Tixsiile (Sawiro)

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gonolka Shabeelada hoose ayaa kormeer waxay ku tageen boondada deegaanka Tixsiile oo dhawaan ku duntay daadad ay sababeen roobab halkaasi ka da’ay.

Boondada oo marin muhiim u ah Gobolada Shabeelada hoose, Banaadir iyo Gobolada Koonfur galbeed ayaa saameyn xoogan ku yeelatay isa socodka gaadiidka isaga kala gooshaya Goboladaas marka ay roobabka da’aan.

Mas’uuliyiita booqday ayaa tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo guda galo dayactirka Buundada.

20160524_114142 20160524_114145 20160524_114137 20160524_113829 20160524_113737 20160524_113822 20160524_113823 20160524_113828 20160524_113914 20160524_113923 20160524_113925 20160524_113932

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran