Ardey Kasoo Jeeda Shabeelada Hoose Oo Ka Qalin Jabisey Jaamacada Horseed (Sawiro)

Ardey kasoo jeeda Deegaanaada Gobolka Shabeelada hoose oo waxbarasha u jooga Magaalada Muqdisho ayaa ka qalin jabisay Jaamacada Horseed oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaala Muqdisho.

Xaflad lagu dhiira gelinayey ardeyda qalin jabisay ayaa shalay waxa lagu qabtay howlka jaamcadda, waxaana ardeyda iyo Maclimiinta ay isugu marxabeenayeen dhameysashada Jaamacda iyo natiija wanaagsan ee ka heleen dadaalkooda.

IMG_20160527_101109 IMG_20160527_101117 IMG_20160527_101121 IMG_20160527_101540 IMG_20160527_101558 IMG_20160527_101601 IMG_20160527_120238 IMG_20160527_120453

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE