Ugaaska Beesha Biimaal Iyo Wafdigiisa Oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Muqdisho (Sawiro)

Ugaas Axmidey Ugaas Siid Cali Ugaaska Beesha Biimaal iyo xubno uu hogaaminayo oo ka qeyb galay shirka duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ee lagu qabtay magaalada Qardho ayaa dib waxay ugu laabteen magaalada Muqdisho halkaas oo markoodi hore ay ka kicitimeen.

Garoonka diyaaradaha ee Qardho ayaa Ugaas Axmidey waxa kusoo sagootiyey qaar ka mid ah Isimada Maamul Goboleedka Puntaland oo ugu horeeyo Boqor Burhaan oo markii hore ku marti qaaday shirka duubabka ay uga wada tashanayeen arimaha Soomaalida oo maalmo ka hor lasoo gabagabeeyey.

f89c0eee5a2adf7aa516c775e837a12fdeed4562962ab21b65704ca485614012_full d7ad7ae5750ef165896fe8d501e77ef971adcdcf65beeaa9010c9090175e46c2_full caa65d35bc6eba6befa5a112b6ffadd81f404dff0364f2ffcf0c447d2d9da86b_full 210d1833d83271ac5149f4d0c548d39a591d3fee5e03f18066c2f215762c1889_full 68ed4007ffc4972e14be9b68ed858de36fd55d93127c95bb4ea81773cbda1355_full 37e0e73297e0e7ff62765ff70561dc27ed3586d97d89509c7e06ff1424746f0d_full 22d348dd071979fd14097f3602b450937ce7a49dc726a7f63e0aa524850d9567_full 6b1ca491ab5e2e8595860571692b0bc270b112564862620dc18a1681d0035674_full

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE