Dhageyso Wasiirka Garsoorka Puntland Oo Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo La Baahiyey

Wasiirka Garsoorka Puntland Saalax Xabiib ayaa sheegay in dhalinyaradii ay ku soo qabteen dagaaladii Alshabaab iyo Puntland ay ku hayaan xabsi islamarkaana ay u sameynayaan dhaqan celin lagu baraayo diinta Islaamka.

Wasiirka waxaa uu beeniyey warar been abuur ah oo la baahiyey taasoo sheegeyso in maxaabistaas qaarkood lasii daayay kadib markii is faham dhexmaray Puntland iyo Mas’uuliyiin ka socday Waalidiinta Caruurta dagaalka lagu soo qabtay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE