Munaasabad Lagu Weyneynaayo Maalinta Qaranka Itoobiya (GINBOOD) Oo Shaley Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho (Sawiro)

Waxaa shaley magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu weyneynaayey maalinta Qaranimada Itoobiya ee GINBOOD, maalintan ayaa la aqoonsaday markii la soo afajaray dagaaladii sokeeyey ee Itoobiya 25 sano ka hor isla markaasina la afgembiyey maamulkii Haile Selassie.

Mas’uuliyiin ay ugu horeeyaan Ras’iisul wasaaraha dowladda Federalka, Wakiilada beesha Caalamka, madaxweyne-yaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo K/Galbeed iyo mas’uuliyiin kale ayaa munaasabaddan hambalyo uga diray shacab weynaha dalka Itoobiya.

26702744363_7487eaa6a9_z 26702754293_86050137ba_z 27033945120_dcdc78a89f_z 27033951070_e892912718_z 27033976830_0e0906c30f_z 27033979120_71ab9cf761_z 27033981340_b54346ce8e_z 27212060252_a58c2e5650_z 27212062892_39854e0935_z 27239082611_07a1f56a7e_z 27239095001_b6485f1d8f_z 27275719376_52a89d9f44_z 27275734236_34a8db4464_z 27308989625_63236a54b7_z 27308992915_63e72f3d38_z 27308993655_02d7c9355b_z

 

Xigasho: AMISOM

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE