Ruwaayad Cusub “Cilmi Aad Barataa Lagu Baasi Karaa” Oo Ay Soo Saareen Abwaanada Sooraan, Jawaan iyo Ubax Fahmo(Video)

Ruwaayad cusub oo ka hadlayso waxbarashada oo ay jileen Abwaaniinta Sooraan, Jawaan iyo Fanaanad Ubax Fahmo ayaa noqotay ruwaayad si weyn saameyn ugu yeelatay waxbarashada deegaanada Somaliland.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran