Dhageyso Dibad Baxii Maaanta Gilgilay Deegaan weynaha Ceeljaale Ee Duleedka Marka

Gilinkii dmabe ee maanta Magaalada Marka iyo Deegaanada duleedka ah waxa ka dhacay dibadbaxyo waaweyn oo ay dhigeen Shacabka deegaanka.

Dibadabxayaasha ayaa looga soo horjeeday dibin daabyada Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Mashruuca Wasiir Caraale ee ku aadan xasilooni darada ka jirta Shabeelada hoose.

Shacab careysan ayaa isugu soo baxay deegaanada qaar kuwaas oo gubayey taayeerada baabuurta, waxaana ay ku qeylinayeen Ereyo ka dhan ah Shariif iyo Mooryaanta Hawiye ee qalalaasha ka wada Gobolka.

Qaar ka mid ah dibad baxayaasha oo la hadlay Markacadey ayaa sheegay in ay aad uga soo horjeedaan Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir C/qaadir Nuur Caraale ee ku biiray xildhibaano horey Marka u joogay.

Filo sawirada dibaxii Maanta.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran