Dhageyso Waxgaradka Shalambood Oo Sheegay In Mooryaan Nuur Jiidow Uu Maanta Dab Qabadsiiyey 8 Guri Oo Shacabka Shalambood Lahaayeen

Waxgaradka deegaanka Shalambood ee duleedka degmada Marka oo siyaabo kala duwan warbaahinta ula hadlay ayaa sheegay in ilaa habeenkii la soo dhaafay mooryaanta Habargidir ee uu horkacaayo Nuur Jiido ay gubeen 8 guri oo dad shacab ah lahaayeen.

Waxgaradka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maamulka K/Galbeed ku eedeeyey inay iyaga ka dambeeyaan mooryaanta guuto 3aad ee guryaha dadka dabka qabadsiineyso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE