Magaalada Nayroobi Oo Lagu Soo Dhaweeyey Madaxweynihii Hore E Soomaaliya (Sawiro)

Madaxweynhihii hore ee Dowlada KMG aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Nayrovbi  ee dalka Kenya.

Sheekh Shariif ayaa soo dhaweyn ballaaran waxa Nayroobi ug usameeyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan, waxaana ay muujiyeen sida weli niyada ugu hayaan Madaxweyne Shariif oo lagu xasuusto dhabbihii uu u horseeday Sgacabka.

Lama oga ujeeda safarka ee Madaxweyne Sheekh Shariif hase ahaatee waxa laga yaabaa in Magaalada Nayroobi uu kasii abma qaado ololaha uu ugu jiro in mar kale uu kusoo laabto talada dalka.

Nairobi Nairobi-3 Nairobi-3-1 Nairolbi-4

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran