Mar Kale Gabay Gil-gilay Quluubta Shacabka Afgooye “Irid Mala Furooyo Afgooye Dhexdiis Ciriir Weyn waaye”

Shabakada Markacadey ayaa mar kale heshay Gabay ay ku luuqdeeda dahabiga ah nagu soo gaarisiin doonto mid ka mid ah Gabdhaha da’da yar ee reer Afgooye. Gabay ayaa si gaar ah waxay uga hadleysaa Ciriirka ka jira Afgooye iyo Mooryaanta Xasan Sheekhku beesha ah ee ku sugan xarumaha Maamulka.

Waxay ka digeysaa in la aamino Afar jeeblayaalka u adeega Maleeshiyada Milateriga sheegta ee Afgooye ee danihii dadka deegaanka ka doortay in ay u kala dhuuntaan Isbaarovyinka lagu baado Shacabka.

Gabadhan ayaa fariin u dirtay Gudoomiyaha xilka laga bursaday ee Cabdiqani Yuusuf oo ay ugu baaqdya in Alla uu bixiyo arsaaqda, waxay kaloo u sheegtay Gudoomiyaha in arinta shacabka ay u taala Allahii uuntay.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran