Dhageyso Abwaan Caan Ah Oo Magaalada Hargeysa Ka Furay Isbitaal La Jiifinayo Dadka Uu Haayo Jaceylka Ama Caashaqa

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil(Weedh-same) oo ah Abwaan curiyo Suugaanta ayaa magaalada Hargeysa ka furay Isbitaal lagu daweeyo Caashaqa ama Jaceylka.

Wariyaha Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa Abwaan Weedh-same wareysi kula yeeshay magaalada Hargeysa.

Dhageysi wacan:

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran