Tacsi Ku Saabsan Geeridi Marxuum Burci Maxamed Xamza

Aniga iyo qoyska Reer Bashiir Gardaad wxaannu tacsi u direynnaa xaaska  iyo carruurta oo kale ah Suuda, Maxamed iyo rajaa oo uu ka geeriyoodey Burci Maxamed Xamza Ilaaheen naxariistiisii ha ka waraabiyee.

Allah U Naxariiste Burci wuxuu ahaa saaxiib qaali ah oo ay dhib tahay inaan ka samirno, Ilaaheen meel raaxa leh ha geeyo, reerkiisa , eheladiisa iyo saaxiibbadiisna sabir iyo iimaan ha ka siiyo.

Bashir Gardaad

Montreal, Quebec, Canada

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran