Heesta Maalmaha Xuriyadda,Boqorka Codka Maxamed Suleebaan Tubeen Iyo Heesta…

Caawa ayey ku beegantahay 1-da Luuliyo, waxaana ay ku asteysan markii Dalka Soomaaliya uu xuriyadda ka qaatay Gumeystihii Talyaaniga ee heystay koonfurta, afar maalmood ka dib markii ay xoroobeen Goboladii waqooyi, sanadii 1960-kii.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE