Daawo Mas’uuliyiinta Maamulka Jubbaland Oo Gudoomay Deeq Raashiin Ah

Mas’uuliyiinta maamulka jubbaland ayaa deeq raashiin ah ka gudoomay dowlada Turkiga, deeqdan ayaa ka mid ah jucaawinooyin loogu talagalay Maamul Goboleedyada dalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE