Daawo Wiilka Ay Dhashay Hodon C/hi Walanwal Oo Sharaxa Qaar Ka Mid Ah Ereyada Ku Jira Gabayadii Cilmi Boodhari

Rashiid Maxamed Shabelle oo ah Wiil ay dhashay Hodon Cabdilaahi Walanwal ayaa sharaxaya qaar ka mid ah Ereyada ku jira Gabayadii loo tiryey Hooyadii Hodon ee maskiixdiisa ka maaxatay Abwaanka Jaceylka Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmi Boodhari).

Rashiid ayaa dhawaan soo saaray Buug lamagac baxay Jaceyl waa loo dhintaa, kaas oo uu kaga hadlayo sheekada Taariikhiga ah ee dhex martay Hodon iyo Cilmi Boodhari.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE