Hoos U Dhac Laga Dareemaayo Dalaggii Laga Heli Jiray Beeraha Xiliga Roobka La Tacbado Ee Gobolka Sh.hoose (Sawiro)

Waxaa roob yari ay ka jirtaa sanadkaan inta badan gobolada Soomaaliya, waxaa aad u liito wax-soosaarkii beeraha gaar ahaan beeraha aan waraabka ahayn ee Kanaalada Wabiga aan lagu xirin.

Beeraha Gobolka Shabeelaha Hoose oo isugu jiro kuwoo lagu Waraabiyo Biyaha Wabiga iyo kuwoo xiliga Roobka lagu tacbado ayaa waxaa laga dareemayaa hoos u dhac weyn oo dhanka dalagga beeraha ah gaar ahaan beeraha la tacbado xiliga Gu’ga iyo Deyrta.

Kaamirada Markacadey.com ayaa booqatay beero ku yaallo deegaano ka tirsan gobolka Sh.hoose oo inta badan ku tiirsan xiliga roobka kuwaasoo xiligan lagu arkaayo Dalag ooman.

Dalagga Beeraha16 Dalagga Beeraha15 Dalagga Beeraha14 Dalagga Beeraha13 Dalagga Beeraha12 Dalagga Beeraha Dalagga Beeraha1 Dalagga Beeraha2 Dalagga Beeraha3 Dalagga Beeraha4 Dalagga Beeraha5 Dalagga Beeraha6 Dalagga Beeraha7 Dalagga Beeraha8 Dalagga Beeraha9 Dalagga Beeraha10 Dalagga Beeraha11

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE