Danjire C/laahi Koongo Oo Wareysi Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Sooyaalka Soomaalida Bixiyey (Video)

C/laahi Koongo oo ah diblomaasi rug cadaa ah oo waqti dheer ku soo jiray siyaasadda Arimaha Dibadda ee Somalia iyo Somaliland ayaa ka warbixiyey waayihii Soomaalida ee uu u soo joogay.

Wareysi dheer oo uu C/laahi Koongo siiyey Horn Cable TV ayuu kaga waramay Sooyaalka taariikhda Soomaalida qarnigii 19-aad ee tagay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran