Dr. Cali Muudey Maaxi Oo Sheegay Inuu Yahay Musharaxa Xildhibaanka Beesha Galadi Ee Barlamaanka Federalka Cusub(Video)

MURASHAX BEESHA GALADI Cali Muudeey Maaxi ayaa waxa uu Sheegay in uu ka mid yahay Murashixinta xildhibaanada ee Beelweynta Galadi ku matali doono Baarlamaanka cusub ee dowladda Federalka Soomaaliya.

Dr. Cali Muudeey Maaxi ayaa Dowladii Carta lagu soo dhisay waxa uu ka soo noqday Waziir. Dr. Cali Muudeey oo ah siyaasi, Rug -cadaa ah, ayaa Sheegay in uu heesto Taageerada Beelweynta Galadi.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran