Zlatan Ibrahimovic Oo Markii Ugu Horaysay Mourinho Iyo Kooxdiisa Red Devils Kula Midoobay Tababarka (SAWIRO)

Manchester United ayaa isku diyaarinaysa kulanka saaxiibtinimo ee ay la ciyaari doonto kooxda Galatasaray waxaana markii ugu horaysay tababarka Man United ka soo muuqday saxiixa cusub ee Zlatan Ibrahimovic. Ibrahimovic ayaa fursad u heli doona in uu dib ugu laabto wadankiisa Swden iyada oo kooxaha Man United iyo Galatasaray ay ku kulmi doonaan Gothenburg.

34 jirkan oo Old Trafford si xor ah ugu soo biiray ayaa maanta oo khamiis ah ka soo muuqday tababarka ku qaaday xarunta Man United ee Carrington isaga oo Mourinho iyo kooxdiisu ay u diyaar garoobayaan xili ciyaareedka cusub oo bisha danbe si rasmi ah u bilaami doona.

36AB647200000578-3712624-image-a-9_1469713728997 36AB628300000578-3712624-image-a-85_1469713049894 36AB308200000578-3712624-image-m-28_1469714744370 36AB66AE00000578-3712624-image-a-3_1469713581320 36AB62E300000578-3712624-image-a-116_1469713360325 36AB752700000578-3712624-image-a-12_146971374022836AB752700000578-3712624-image-a-12_1469713740228 36AB62E300000578-3712624-image-a-116_1469713360325 36AB66AE00000578-3712624-image-a-3_1469713581320 36AB308200000578-3712624-image-m-28_1469714744370 36AB628300000578-3712624-image-a-85_1469713049894 36AB647200000578-3712624-image-a-9_1469713728997

ISHA LAACIB.NET

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran