Markacadey.com Oo Tahniyad Aroos Ah U Direysa Maxamed Cumar Faarax (Kaskay) Iyo Marwadiisa Xabiiba Macallin Yuusuf

Madaxda iyo howlwadeenada Shabakadda Markacadey.com waxay tahniyad Aroos ah u dirayaan Farta iyo Faraantiga, Faraska iyo Geenyda, isgacloodayaasha kala ah Maxamed Cumar Faarax (Kaskay) iyo Xabiiba Macallin Yuusf oo maanta Arooskoodu ka dhacay magaalada Marka.

Waxaan leenahay Kaskay iyo Xawiiwa isku waara Ubad Khery qaba Allah idin kala siiyo, waxaan u cayaareynaa Heesta “Gurkiina guur kheyr, Guurkiina guri nagi”.

“Wiil Goob ahoo Garaad wacan, gacantiisa furantahay marna gacal wadaagtaan haduu Calafka kuu galoo, guur wacan ku joogtayee ku gooree, guurkiina guur kheyr gurigiina guri nagi…… guri nagi… guri nagi guulow ka yeel….guulow ka yeel”.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran