Qoyska Reer Macallin Cusmaan Oo Tacsi Tiiraanyo U Diraayo Eheladii Iyo Asxaabtii Ay Ka Geeriyootay….

TACSI 29/07/2016

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaa halkan tacsi tiiraanya leh ka diraayo

1. Habaryar saalaxo cabdi dayib

2. Abti maxamed cabdi dayib

3. Habaryar caasho cabdi dayib

5. Hooyo faadumo cabdi dayib

6. Abti maxamed sheikh nuur

8. Eedo caasho maxamed xasan

9. Prof. c/caziiz caagane c/samad

dhamaan reer macalin cusmaan

Dhamaan waxay tacsi tiiranyo leh u dirayan ayeeyo makaay cumar hale oo

dhashay dhamaan reer cabdi dayib oo xalay ku geeriyootay degmada lambar 5O

Gobolka shabeelada hoose waxaan ilaah ugu baryeynaa inuu janadi farwodsa ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin.

Inaa lilaah Waa Inaan Ileehi Raajicuun

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE