Taariikhda Fanaanka AUN Maxamed Moooge Liibaan Oo Ay Ka Sheekeynayaan Abwaano Soomaaliyeed (Video)

Allah u naxriistee Fanaanka Maxamed Mooge Liibaan ayaa taariikhda iyo magaca uu ku lahaa Fanka Soomaaliyeed ayaa weli ah wax ka muuqda masraxyada faneed ee hada jira.

Rag uu ka mid yahay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawe ayaa ka sheekeenaya Taariikhdiisa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE