Dhageyso Dagaal Kooban Oo Maanta Ka Dhacay Deegaan Ku Yaalla Gobolka Bakool

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool Aadan Cabdi Maxamed, oo Wareysi gaar ah siiyay Barnaamijka Guuxa Wararka ee Warbaahinta Danan ayaa sheegay in Maanta Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Maamulka Konfur Galbeed ay Dagaal kula waregeen Degaan lagu Magacaabo Garasweyne oo ka tirsan Gobolkaaasi.

Deegaankan ayaa horay waxa ugu sugnaa Ciidanka Amisom laakin Markii ay ka baxeen ayaa waxa la wareegay Al-Shabaab,waxaana Gudoomiyaha tilmaamay in Dagaalka ay la galeen Shabaab ay wax khasaaro ah ka soo gaarin Dhanka Ciidanka laakin rag ka tirsan Al-Shabaab ay halkaas ku dileen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran