Madaxweynaha Turkiga Oo Sarkaal Mareekan Ah Ku Eedeeyey Afgambigii Dhicisoobay Ee Dalkaas (Video)

Madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan ayaa sarkaal sare oo ka mid ah militariga Mareykanka ku eedeeyay inuu la Jiro dadkii isku deyay inay dowladda afgembiyaan, laba isbuuc ka hor.

Hadallada Madaxweyne Erdogan, waxa ay ku wajahan yihiin Janaraal Joseph Votel oo ah sarkaalka ugu sareeya ciidamada Mareykanka ee gobolka,  oo sheegay  in shaqa ka eryidda ciidamada Turkiga kadib afgembigii dhicisoobay uu wax u dhimayo wada shaqeynta militariga.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran